Amniga Gudaha XFS oo kulan muhiim ah
la yeeshay madaxda UNDP Soomaaliya
Ladagaalanka Argagixisad ee east Africa
u qaabilsan Dowladda Mareeykanka
Agaasimaha Guud oo qaabilay
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay
u qaabilsan Miino-saarka (UNMAS)
Wasaaradda Amniga Gudaha
Wasaaradda Amniga Gudaha waxay u xil-saaran tahay ilaalinta xasiloonida dalka iyo amniga guud iyadoo la socota hey’adaha sharciga sida Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha iyo kuwa kale, Wasaaraddu waxay dejineysaa siyaasad amni oo wax looga qabanayo khataraha gudaha ka jira waxay maamushaa hawlgallada sirdoonka, isku dubbaridka jawaabaha degdegga ah, sidoo kale Wasaarada waxay kormeertaa socdaalka iyo amniga xuduudaha, nidaaminta gelidda iyo bixista si loola socdo xaaladda amniga qaranka.

AMNI

WADAJIR

ADEEG

HORUMAR
Hay'adaha Amniga Gudaha
Waxaan kormeer joogta ku sameynaa dhammaan hay’adaha amiga dalka ee heer federal. Waxaan kormeer ku sameynaa hay’adaha hoos ku xusan
Wasaaradaha Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleeydaha
Muqdisho Arbaco 06-05-206: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda…