Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya - Wasaaradda Amniga Gudaha

FOOMKA CODSIGA OGGOLAANSHAHA XAFALADAHA IYO SHIRARKA

F.G: Codsigaaga waxaa looga soo jawaabi doonaa 5 Maalin shaqo gudahood

Qeybta A. Macluumaadka Codsadaha:
Qeybta b. Nooca Xafladda/Shirka:
Qeybta C. Dukumentiyada Lagu Lifaaqayo:

PDF, JPEG ama PNG. Cabbirka ugu badan ee fayl kasta waa 2 MB. Dukumentiyada waxaa lagu soo dejisan karaa oo keliya hababka soo dejinta ee loo oggolaaday

Qeybta D. Caddeyn:

Aniga oo ah qofka Mas’uulka ka ah Xafladdan/Shirkan, waxaan xaqiijinayaa in macluumaadka ku qoran Foomkan uu yahay mid sax ah, isla markaana aan u hoggaansami doono dhammaan shuruudaha amniga iyo tilmaamaha ay bixiso Wasaaradda Amniga Gudaha.

Soo geli sawirka saxiixaaga (JPEG ama PNG). Cabbirka ugu badan waa 2 MB.