HORDHAC
Warsidaha Bisha Juun 2026 ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS wuxuu muujinayaa dadaallada Wasaaradda ee ku aaddan xoojinta amniga qaranka, dib-u-habeynta hayโadaha amniga, tayeynta ciidamada iyo shaqaalaha, iyo kobcinta wada-shaqeynta dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada iyo saaxiibbada caalamiga ah.
Inta lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu waxay mudnaan siisay isku-duwidda howlaha amniga, la-tacaalidda khataraha miinooyinka iyo walxaha qarxa, horumarinta tababarrada iyo taageerada farsamo, iyo hirgelinta qorshayaal lagu xaqiijinayo amni waara, xasillooni qaran iyo adeeg amni oo hufan.
Read Attached Document
WARSIDAHA WASAAARADA AMNIGA GUDAHA – BISHA JUUN 2026





