SHIR-WEYNAHA QARAN EE AMNIGA GUDAHA

MOIS

SHIR-WEYNAHA QARAN EE AMNIGA GUDAHA

by MOIS
1 1 people viewed this event.

Shirkan waxaa soo qaban-qaabiyey Wasaaradda Amniga Gudaha wuxuuna isu keenayaa hoggaanka siyaasadeed iyo kan hay’adaha ee waaxda amniga gudaha Soomaaliya, heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed, si loo bixiyo jihayn istaraatiiji ah iyo hoggaan siyaasadeed oo lagu xoojinayo doorka Wasaaradda Amniga Gudaha ee kormeerka (oversight) iyo isku-duwidda (coordination), isla markaana lagu adkeynayo lana mideynayo maamulka iyo maamulka-hannaanka (governance) ee waaxda amniga gudaha.

To register for this event email your details to info@mois.gov.so

Register using webmail: Gmail / AOL / Yahoo / Outlook

 

Date And Time

2026-09-01 @ 09:30 AM to
2026-09-02 @ 04:00 PM
 

Event Category

Share With Friends

Scroll to Top