Waaxda Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista

Ujeeddada Waaxda

Inay hagto qorsheynta, dejinta siyaasadaha, iyo qiimeynta waxqabadka Wasaaradda.

 

Waajibaadka Waaxda

  • Diyaarinta qorshayaasha Wasaaradda.
  • Dejinta siyaasadaha iyo istaraatiijiyadaha.
  • Sameynta cilmi-baarisyo iyo daraasado.
  • Kormeerka iyo qiimeynta waxqabadka.
  • Diyaarinta warbixinnada waxqabadka.

Qaybaha Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista

Waaxda Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

Qaybta Siyaasadda, Qorsheynta iyo Isku-duwidda

Qaybta Kormeerka iyo Qiimeynta

Qaybta Cilmi-baarista iyo Tirakoobka

Scroll to Top