Qaybta Siyaasadda, Qorsheynta iyo Isku-duwidda

Ujeeddo

Isku-duwidda qorsheynta iyo siyaasadaha Wasaaradda.

 

Waajibaadka

  • Diyaarinta qorshayaasha sanadlaha ah.
  • Isku-duwidda waaxyaha.
  • Dabagalka hirgelinta qorshayaasha.
Scroll to Top