Waaxda Amniga Dijitaalka
Ujeeddada Waaxda
Inay ilaaliso nidaamyada dijitaalka, xogaha dowladda, iyo ka hortagga khataraha cyber-ka ee saameyn kara amniga qaranka iyo adeegyada dowladda.
Waajibaadka Waaxda
- Ilaalinta nidaamyada dijitaalka iyo xogta muhiimka ah.
- Ka hortagga iyo dabagalka weerarrada cyber-ka.
- Sameynta qiimeynta khataraha dijitaalka.
- Dejinta siyaasadaha iyo habraacyada amniga cyber-ka.
- Taageeridda baaritaannada dambiyada dijitaalka.
- Isku-duwidda hay’adaha la xiriira amniga dijitaalka.
Qaybaha Amniga Dijitaalka
Waaxda Amniga Dijitaalka waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

