Qaybta Xasilinta

Ujeeddo

Taageeridda nabadeynta iyo dib-u-soo kabashada deegaannada nugul.

 

Waajibaadka

  • Hirgelinta barnaamijyada xasilinta.
  • Taageeridda adeegyada bulshada ee deegaannada la xoreeyay.
  • Isku-duwidda howlaha xasilinta iyo dib-u-dhiska.
Scroll to Top