Qaybta Maaliyadda iyo Xisaabaadka

Ujeeddo

Maareynta miisaaniyadda iyo xisaabaadka Wasaaradda.

 

Waajibaadka

  • Diyaarinta miisaaniyadda.
  • Maamulka lacagaha iyo kharashaadka.
  • Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed.
  • Hubinta u hoggaansanaanta nidaamka maaliyadda dowladda.
Scroll to Top