Waaxda Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga
Ujeeddada Waaxda
Inay kor u qaaddo kalsoonida bulshada, wacyigelinta amniga, iyo iskaashiga u dhexeeya bulshada iyo hay’adaha amniga.
Waajibaadka Waaxda
- Abaabulka barnaamijyada wacyigelinta bulshada.
- Xoojinta iskaashiga bulshada iyo hay’adaha amniga.
- Kor u qaadidda ka qeybgalka bulshada ee arrimaha amniga.
- Taageeridda barnaamijyada booliiska bulshada.
- Horumarinta xiriirka bulshada iyo dowladda.
- Dabagalka baahiyaha iyo cabashooyinka bulshada.
Qaybaha Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga
Waaxda Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga waxay ka kooban tahay labo qaybood.

