Waaxda Maareynta Kheyraadka Aadanaha

Ujeeddada Waaxda

Inay horumariso maamulka shaqaalaha iyo tayeynta awoodda shaqaalaha Wasaaradda.

 

Waajibaadka Waaxda

 

  • Maamulka shaqaalaha iyo xogtooda.
  • Qorista iyo xulista shaqaalaha.
  • Qiimeynta waxqabadka shaqaalaha.
  • Tababarka iyo horumarinta awoodda shaqaalaha.
  • Hubinta hirgelinta siyaasadaha HR.

Qaybaha Maareynta Kheyraadka Aadanaha

Waaxda Maareynta Kheyraadka Aadanaha waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

Qaybta Maareynta Hibada Shaqaalaha

Qaybta Tababarka iyo Horumarinta

Qaybta Waxqabadka iyo Xiriirka Shaqaalaha

Scroll to Top