Wasiirka wasaaradda amniga gudaha XFS mudane Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa manta kormeeray
Taliska Ciidanka booliska
Soomaaliyeed, isagoo Warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi xasan
Maxamad xijaar iyo saraakiisha kale ee
ugu saraysa Booliska, wuxuna uga mahad celiyay wasiirka dadaalada ay ugu jiraan
difaacida shacabka wuxuna kula dardarmaay dar dar gelinta iyo adkaynta howlaha
amniga.